Jen. Odowaa: “45 ka tirsan Kooxaha argagaxisada ayaan ku dilnay degaanka..”

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ku dilay 45 ka tirsan Al-Shabaab kuwaasoo isugu jiray saraakiil iyo dagaalyahano. Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalka uu weli socdo, isla markaasna Al-shabaab laga dilay 45 xubnood. “Meydadkooda waxay daadsan yihiin goobaha lagu dagaalamay, howlgalku weli waa socdaa, … Continue reading Jen. Odowaa: “45 ka tirsan Kooxaha argagaxisada ayaan ku dilnay degaanka..”